WALAAL KUSOO DHOWOW BOGGAYGAN AAN UGU TALO GALAY KAYDINTA QORAALLADA, XUSUUS QORKA, AARAA IS DHAAFSIGA IYO URURINTA CULUUNTA KALEBA. II SOO DIR QORAALLO QIIMO LEH.
Waa qoraa, waxa uu wax ka aasaasey wargaysyadii Xog-Ogaal (91-kii) kadibna wargayska Qaran (92-kii) waxa uu sidoo kale ka soo shaqeeyey wargaysyadii RAJO IYO MAANTA oo Mareykanka & QM ay ka soo saari jireen Magaalada Muqdisho. Waxaa uu shahaado jaamacadeed ka qaatey Jaamacadda East London University oo uu ka bartey Culuunta Siyaasada.
No comments:
Post a Comment